Tuesday, 20/02/2018
Welcome to Ahmed's Hompage
Statistics
A║M║A Facebook
A║M║A Site

About this Site

In this age of digital world which made citizen journalism a vital source of information it's important to share your creativity with both your community and the wider world and so based on this belief I created this website with the necessary dedication that a work such as this will necessarily need.

This website is intended to be both a space for News and stories and also  a community oriented space where I'll be sharing anything beneficial with the community.

I'll be posting  Videos, Stories and Traditional Poems since I'm from a nation of poets.

As I value the ideas and suggestions of the visitors of the site I will be more than happy if you give me your advise and opinions about the site and what you would like to share with the visitors. 

If you have anything that you would like to share with the community please don't hesitate contact me by clicking here and you have my promise to publish it right here after evaluation.

                                                        Ahmedwali.com Management


 Waxa uu ku saabsan yahay
Waxaynu ku jirraa wakhti adduunku ku wada socdo shabakadda internet ka taas oo fududaysay ama ka dhigtay suxufininimada dadka caadiga ah il muhiim ah oo war bixineed.

Sidaas awgeed waxa muhiim ah in aad fikirkaaga la wadaagtid bulshadaada iyo adduunka kale ee balaadhanba.

Anoo fikirkaas ka duulaya ayaan webiste kan, oo u baahan u heelanaanta badan ee hawshan oo kale u baahan tahay  sida wakhti iyo wixii la mid ah, aan website kan usameeyey..

Website kan waxan ugu talo galay in uu noqdo gole aan ku wadaagno Warar iyo warbixino sidoo kalena uu ahaado meel aan bulshada  kula wadaago wax kasta oo faa'iido ugu jirto.

Waxan insha Allah soo galin doonaa Videos, Sheekooyin iyo sidoo kale gabayo maadaama aynu ka soo jeedno dhulkii gabayaaga.

Akhriste waxan anoo aad iyo aad u qadarinaya dadka soo booqanaya website ka  aan  codsan lahaa in aad wixii talo iyo tusaale ah iyo waxyaabaha aad jeclaan lahayd in aan website-ka  soo galiyaba  Halkan igala soo xidhiidha anna xagayga waxa ballan ah in aan website ka soo galiyo.

                                                               Ahmedwali.com Management

 

 
Our Social Media
Twitter Facebook Instagram Youtube Email
A║M║A Instagram
Facebook
Twitter Facebook Instagram Youtube Email
Copyright MyCorp © 2018